Qeexid
"Karkar badan u yeelid."
"Karkar badan u yeelid."
Wadaag:
Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay.
K. ah: qof dirac ah.
Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
m.l
Wadaag:
Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.
m.dh
Wadaag:
Dab iyo biyo wax ku bislayn.
Biyaha iwm aad u kululeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin.
Qof deeqsi ah.
m.l
Wadaag: