Qeexid

"Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karo oo kali ah:
  • Sida uu qorey wargeysku, madaxweyne Musevene ayaa weydiistey shirkii Guddiga sare ee dhaqdhaqaaqa Qaranka ee la qabtey bishii March in la qaado xadidaada lagu soo rogey inta goor ee uu madaxweyne xukunka qaban karo.
  • Deeq Siciid oo Wasaaradda Caafimaadka u qaabilsan Gudniinkaas Fircooniga, ayaa ka xog waramay waxyeelada uu leeyahay gudniinku iyo sida loogala dagaalami karo bulshda.