Qeexid
"Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho."
Qeexid Xigta
Jirro ka bogsasho.
[-stay, -satay]
karrays tay
karrays atay
f.mg3"Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho."
Jirro ka bogsasho.
Wadaag:
(-so, m.l) Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
m.dh
Wadaag:
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof xafiis, dukaan iwm ka shaqeeya oo wixii qorid u baahan qora.
m.l
Wadaag:
Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.
m.dh
Wadaag:
Fiidka hore arrin qabsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m.dh
Wadaag:
Nafley cudur ka bogsasho.
Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: