Qeexid
"Degdeg badan."
Qeexid Xigta
Qof degdegsiinyo badan.
"Degdeg badan."
Qof degdegsiinyo badan.
Wadaag:
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m.dh
Wadaag:
(u) Geel dhalay oo ubadka xerada looga reebay.
(-bo, m.l) Warqad meel loo qoray koobiga ka hara.
m.dh
Wadaag:
(-so, m.l) Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
m.dh
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof xafiis, dukaan iwm ka shaqeeya oo wixii qorid u baahan qora.
m.l
Wadaag: