Qeexid

"Wax la kariyey ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karsan oo kali ah:
  • Qalab Dhalinaya Dhuxul Karisa Raashinka oo aan geedo laga shidan argeysa (Haatuf): Waa qalab sanduuq oo kale ah waxay ku shaqaysaa ilayska cadceeda waxaanad ku karsan kartaa raashinka.
  • Dadku waxaay wax ku karsanayeen gasacado ama koonbooyin sida dadka qaar u yaqanaan.