Qeexid
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel tuurmay noqosho."
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel tuurmay noqosho."
Wadaag:
Wax meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag:
Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid.
f.mg1
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag: