Qeexid
"Wax meel tuuran ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
karuuran2 naa
karuuran2 nayd
f.mg4"Wax meel tuuran ahaansho."
Wadaag:
Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
m.dh
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag:
Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Wax la cuuray ahaansho (weel).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag: