Qeexid
"Caano karuur noqosho."
[-rmay, -rantay]
karuuran3 may
karuuran3 antay
f.mg1"Caano karuur noqosho."
Wadaag:
Wax meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(f.g) Awr rarooy ah baar go'id.
(f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
f.g
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
dk.ti.l
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f.mg4
Wadaag: