Qeexid
"Caano karuur ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
karuuran4 naa
karuuran4 nayd
f.mg4"Caano karuur ahaansho."
Wadaag:
Wax meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid.
f.mg1
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f.mg4
Wadaag: