"eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad."
Wadaag:
Adkaysi, karti.
eeg karo.
m.dh
ld daruurad.
m.f.dh
ld karuurasho.
m.l
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel tuurmay noqosho.
f.mg1
Caano karuur noqosho.
-rmay, -rantay
Wax meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Caano karuur ahaansho.
/dh ld karuurnaan.
Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.
Caano geel dhanaan noqosho.
f.g1
-ray, -rtay
Alaab iwm meel tuurid.
-ray, -ratay
Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f.g3
-rtay, -ratay
Caano geel oo dhanaan.
eeg buuro.
eeg karso. ld karsad, karsi.
eeg suuro2.
eeg karho.
eeg cuuro. ld cuurad.