Qeexid
"Wax badan is dul saarasho. ld karooro."
[-rtay, -ratay]
karuur tay
karuur atay
f.g3"Wax badan is dul saarasho. ld karooro."
Wadaag:
Wax meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag:
Waxtar ama faa'iido.
In yar oo wax la'aanta dhaanta.
m.dh
Wadaag:
Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
f.g3
-oday, -otay
Wadaag:
(c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.
m.dh.u
Wadaag:
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m.dh
Wadaag:
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
m.dh
Wadaag: