Qeexid
"Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda."
"Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda."
Wadaag:
Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f.g1
-sbay, -sabtay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn.
Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
m.l
Wadaag:
Cudur ku dhaca xoolaha aad u cayila oo burburiya baruurta loo yaqaan kanka.
m.l
Wadaag:
Wax macnihiisa garasho.
U k.: wax ulakac u sameyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m.dh
Wadaag:
kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
Wadaag: