Qeexid
"Wax si dhib leh ku helid; tacbid."
[-sbay, -sabtay]
kasab2 bay
kasab2 abtay
f.g1"Wax si dhib leh ku helid; tacbid."
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax macnihiisa garasho.
U k.: wax ulakac u sameyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
Wadaag: