Qeexid
"Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay."
"Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay."
Wadaag:
Wax tacbasho.
Cid kalsoonideeda hanasho.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m.dh
Wadaag:
Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag:
Wax macnihiisa garasho.
U k.: wax ulakac u sameyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
Wadaag: