Qeexid
"Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho."
"Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho."
Wadaag:
Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef).
Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo caddaan iyo madow isugu jira leh, beerahana aad u waxyeelaysa; yaadaddo; dhiddo; caanaqub.
m.dh
Wadaag:
Aqal kashkaash ku goglasho.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Wax la qariyey sheegid.
Cid fadeexo ku sameyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xash.
Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
m.l.u
Wadaag: