Qeexid
"(-ooyin, m.l) Nafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo caddaan iyo madow isugu jira leh, beerahana aad u waxyeelaysa; yaadaddo; dhiddo; caanaqub."
"(-ooyin, m.l) Nafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo caddaan iyo madow isugu jira leh, beerahana aad u waxyeelaysa; yaadaddo; dhiddo; caanaqub."
Wadaag:
Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho.
m.dh
Wadaag:
Wax la qariyey sheegid.
Cid fadeexo ku sameyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho.
Wax la ceebeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho.
Wax la ceebeeyey ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Neef geela oo cayilan.
Finan waaweyn oo dadka ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
m.l
Wadaag:
Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Aqal kashkaash ku goglasho.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag: