Qeexid
"Caws, nagaar iwm aqal ku goglid."
[-shay, -shtay]
kashkaash2 hay
kashkaash2 htay
f.g1"Caws, nagaar iwm aqal ku goglid."
Wadaag:
Aqal kashkaash ku goglasho.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
m.l
Wadaag:
Wax la kashkaashay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid.
Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash2.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk.ti.l
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa1
mu.ti.l
Wadaag:
Wax la qariyey sheegid.
Cid fadeexo ku sameyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: