Qeexid
"Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado."
"Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-xyo, ml.) Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.
m.l
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag: