Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho."
"(-xay, -xday; -bixi) Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho."
Wadaag:
Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.
m.l
Wadaag:
(-xay, xday; -bixi) Ku a.: ciddhibaato kula kallihid.
f.mg1
Wadaag:
(-xyo, m.l) (daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag: