Qeexid
Awood maskaxeed wax lagu kala garto.
Awood maskaxeed wax lagu kala garto.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax macnihiisa garasho.
Qeexid Xigta: U k.: wax ulakac u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Awood maskaxeedka wax lagu kala garto.
Qeexid Xigta: Ulakac; bareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Garaad yarida qof leeyahay.
Qeexid Xigta: Fudfudeyd iyo degganaan la'aan qof leeyahay
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Duco gaar ah oo waxlagu habaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Galmo; isutag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -sbay, -sabtay
Qeexid: Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: karmo u yeelid.
m.dh
Qeexid: Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax tacbasho.
Qeexid Xigta: Cid kalsoonideeda hanasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kas2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
m.l
Qeexid: Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax garaad yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kasab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: K. ah: meel aan asturneyn.
Qeexid Xigta: Fadeexad.
Qeexid Kale: ld kashifid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax la qariyey sheegid.
Qeexid Xigta: Cid fadeexo ku sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ammo, m.dh) Xafiis lagu canshuuro badeecadaha dibadda loo dhoofiyo iyo kuwa laga keensanayaba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]