Qeexid
"(-xyo ..., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka naaska oo sida badan uu keeno baktiiriya ka soo gala ibta."
"(-xyo ..., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka naaska oo sida badan uu keeno baktiiriya ka soo gala ibta."
Wadaag:
(-xyo, ml.) Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.l) (daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.
m.l
Wadaag: