Qeexid
"(-xyo, ml.) Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh."
"(-xyo, ml.) Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh."
Wadaag:
(-xyo, m.l) (daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.
m.l
Wadaag:
(-xyo ..., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka naaska oo sida badan uu keeno baktiiriya ka soo gala ibta.
m.l
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
m.l
Wadaag:
Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.
m.l
Wadaag: