Qeexid
"eeg kasxun. ld kas xumaansho, xaskumi."
"eeg kasxun. ld kas xumaansho, xaskumi."
Wadaag:
Garaad yarida qof leeyahay.
Fudfudeyd iyo degganaan la'aan qof leeyahay
m.dh
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
eeg niyaxun. ld niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo,
m.f.dh
Wadaag:
eeg foolxun. ld foolxumaansho, foolxumi, foolxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dhegxun. ld dhegxumaansho, dhegxumi, dhegxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg aayaxun. ldaayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg aragxun. ldaragxumaansho, aragxumi, aragxumo.
m.f.dh
Wadaag: