Qeexid
"Wax garaad yar ahaansho."
[-umaa, -umayd]
kasxun maa
kasxun mayd
f.mg4"Wax garaad yar ahaansho."
Wadaag:
Garaad yarida qof leeyahay.
Fudfudeyd iyo degganaan la'aan qof leeyahay
m.dh
Wadaag:
Wax macnihiisa garasho.
U k.: wax ulakac u sameyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
Wadaag: