Qeexid
ld kaddib3.
[-bay, -btay]
f.mg1ld kaddib3.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Bir af dhuuban oo waranka gadaal laga gesho. ld taki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld kaddiifad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Silsilad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld raatib; ld ratibid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: K. ah: xabbad qarxi weyday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo.
Qeexid Xigta: (- byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: kaddib1 fk. Dib, dabadeed.
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Rasaas iwm dhici waayid. ld katib.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shax laba jare leh; irmaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]