Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
katiifad
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga katiifad oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `katiifad`
katiinad
Qeexid
(-do, m.l) Silsilad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kaddiifad
Qeexid
(-do, m.l) Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda. ld gaddiifad, kaddiifo, katiifad, qaddiifad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kati
Qeexid
(-iyo, m.dh) Bir af dhuuban oo waranka gadaal laga gesho. ld taki.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kafad
Qeexid
Saxanka miisaanka.
Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran.
Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
liifad
Qeexid
Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin.
Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
siifad
Qeexid
Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo.
Urka saliidda beerka libaax badeedka iwm.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: