Qeexid
"(-do, m.l) Silsilad."
"(-do, m.l) Silsilad."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Bir af dhuuban oo waranka gadaal laga gesho. ld taki.
m.l
Wadaag:
Qurux.
(-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
m.dh
Wadaag:
Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabay sanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqod-ka dambe ee ilayska.
m.l
Wadaag:
(-no, m.dh) Walax geeso oo kale ah oo laga helo gidaarada unugyada fangi farabadan; waxaana uu ka koobanyahay boolisakaraydhyo. Waxa uu ka mid yahay walxaha daboola jidhka cayayaanka.
m.l
Wadaag: