Qeexid
"Beer kawaawe ku simid."
[-weeyay, -weysay]
kawaawe eeyay
kawaawe eysay
f.g2"Beer kawaawe ku simid."
Wadaag:
Qalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran iyo daab qori ah.
m.l
Wadaag:
Wax kawaawe lagu simay ahaansho (beer).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado.
Meesha xoolaha lagu qalo.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami/-aani) Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
f.g1
Wadaag:
Neef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.
f.g3
-aantay, -aanatay
Wadaag:
(-layaal, m.dh) Qof mehe raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.
m.l
Wadaag:
Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.
f.mg2
-weeyay, -waysay
Wadaag: