Qeexid
"ld kabawaarid."
"ld kabawaarid."
Wadaag:
Qalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran iyo daab qori ah.
m.l
Wadaag:
/dh Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.
m.l
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”.
mu.ti.l
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
Wadaag:
Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan.
Meel u weecashada dooni ama markab.
m.l
Wadaag:
Wax kawaawe lagu simay ahaansho (beer).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado.
Meesha xoolaha lagu qalo.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami/-aani) Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
f.g1
Wadaag:
Neef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.
f.g3
-aantay, -aanatay
Wadaag: