Qeexid
"Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho."
[-rtay, -ratay]
kawir tay
kawir atay
f.g3"Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho."
Wadaag:
Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan.
Meel u weecashada dooni ama markab.
m.l
Wadaag:
Doonni ama markab meel u leexin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh
Wadaag:
Hanti laga baxsho wax aan la lahayn oo la manaafacsanayo.
m.dh
Wadaag:
Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
f.g3
-oday, -otay
Wadaag:
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m.dh
Wadaag:
Hilib dufan ku shiilid. ld shawl2.
f.g1
-lay, -wshay
Wadaag: