Qeexid
"Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid."
"Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid."
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cudur ku dhaca xoolaha aad u cayila oo burburiya baruurta loo yaqaan kanka.
m.l
Wadaag:
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag: