Qeexid
"Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid."
[-bay, -btay]
kawkab2 ay
kawkab2 tay
f.mg1"Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid."
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
m.l
Wadaag:
Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f.g1
-sbay, -sabtay
Wadaag:
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag: