"eeg kawrax2."
Wadaag:
Si tartiib ah u engejin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg kawrixi. ld kawrixis.
m.f.dh
ld kawrixin.
m.l
eeg kowrax.
ld kalbax1 (2).
eeg kalabbax2.
ld shawlid.
(-xay, -xday; -rixi) In yar engegid.
f.mg1
Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.
eeg kawir2.
Hilib kowrax ka dhigid.
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh