"eeg kawrixi. ld kawrixis."
Wadaag:
Si tartiib ah u engejin.
f.g2
-iyay, -isay
ld kawrixin.
m.l
eeg kawrax2.
m.f.dh
eeg kowrixi.
Dad wada dhalasho aad isugu dhawi ka dhaxayso.
m.l.u
eeg kalabbixi. ld ka-labbixis.
eeg kammudbixi. ld kammudbixis.
(-xay, -xday; -rixi) In yar engegid.
f.mg1
Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.
Hilib kowrax ka dhigid.
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh