Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Kaw-tan ciyaarid."
"(-amay, -antay; -ami) Kaw-tan ciyaarid."
Wadaag:
Cayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami/-aani) Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
f.g1
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka k.: ur udgoon meel ka soo carfid.
f.mg1
Wadaag:
Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
m.dh
Wadaag:
(-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
f.mg1
Wadaag:
.r Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
m.dh.sh
Wadaag:
Geeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag: