Qeexid

"Meel bannaan oo aan lahayn geedo dhaadheer, caws iyo nagaarse leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kax oo kali ah:
  • Ummu Salama waxay tidhi, markii nimankii ay iga soo kaxeeyeen ninkayga anniga iyo wiilkayga Salama ayaa waxaa na arkay niman reer Banuu Cabdil-Asad oo ay qaraabo yihiin ninkayga.
  • Wacays oo aabbihii ah ayaa ugu dambayntii u geeyey dhakhtar curuuqda iyo maskaxda ku takhasusay, kaasi oo ahaa midkii ugu dambeeyey ee uu ku quus qaadanayey.