Qeexid

"Wax soconaya oo meel joogey wadasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaxayso oo kali ah:
  • Yurub…waa halkii ay joogtay gabadhii ay dalkii isku barteen ee uu sugayey inay mar uun kaxayso.
  • Ururada xuquuqda suxufiyiinta ee Maxaliga ah iyo kuwa caalamka ayaa si weyn u dhaleeceeyay falalka ay Al-shabaab kula kaxayso suxufiyiinta ka howlgala deegaanada ay ka taliyaan, iyagoo ku tilmaamay mid ka horimaanaysa Xoriyatul Qowlka.