Qeexid
"(-ded ..., m.l) (kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta."
"(-ded ..., m.l) (kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta."
Wadaag:
(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Atam amakoox atamyo ah oo lumiyay hal ama in kabadan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaansaldanab togan (a. togan), ama helay hal amain ka badan oo elektaroonno ah si ay uyeeshaan saldanabtaban (a. taban). Welibaeeg aayoonayn.
m.dh
Wadaag:
(-dad ..., m.l) (fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
m.l
Wadaag:
Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: