Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax kayd ah haya."
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax kayd ah haya."
Wadaag:
(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
m.l
Wadaag:
(-dad ..., m.l) (fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
m.l
Wadaag:
Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
haydka aayoonaynta m.l (fiis.) Tamarta loo baahan yahay si atomka gaaska (uumiga) looga saaro elegtroon.
Wadaag:
(-ded ..., m.l) (kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta.
m.l
Wadaag: