Qeexid

"Wax kayd ahaan meel u dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaydi oo kali ah:
  • Waxa muuqata in qoraagu sannado badan ku jirey ururinta, kaydinta iyo saxar-ka-gurka sheekooyin iyo mahadhooyinka buuggu sido.
  • Waa in la sameeyo Bakhaaro lagu kaydiyo.