Qeexid
"Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid."
[-saday, -satay]
kayds aday
kayds atay
f.g3"Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid."
Wadaag:
(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
m.l
Wadaag:
(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Kacsi dareemid.
Wax fadhiya istaagsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Kabo illasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: