Qeexid
"Xannuun badan oo meel dhaawac ah haya."
Qeexid Xigta
(-iyo, mdh.) God dheer oo ugaarta lagu dabo. ld keylli.
"Xannuun badan oo meel dhaawac ah haya."
(-iyo, mdh.) God dheer oo ugaarta lagu dabo. ld keylli.
Wadaag:
(c.nafl.) Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.
m.l
Wadaag:
Harag, dhar iwm adag oo qallafsan oo aan weli wax laga qaban.
K. ah: qof ama xoolo aan culays wadin oo dheeraynaya.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho.
m.l
Wadaag:
Qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo.
(-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.
m.dh
Wadaag:
(-ymo, m.l) (juqr.) Eray lagu magacaabo dhul aan beernayn oo ay ka baxaan hoosbaxayaal isku cufan; mararka gaarkood waxaa loo adeegsadaa, iyadoo waxa la isku qanciyaa yaryihiin , inay yihiin kaymaha mansuunta nooc ahaantooda.
m.dh
Wadaag: