Qeexid
"Haweenay nasiib xun."
"Haweenay nasiib xun."
Wadaag:
(juqr.) Dariiqadda dhul looga dhigo mid kayn leh iyada oo aan meeshaasi hore u lahayn dhir.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Kaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul, lehna filiqsanaan tamareed oo leh muuqaalka jeegaanta.
m.dh
Wadaag:
Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro.
Teendho; taanbuug.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Dhirlayda calemahoodu u egyihiin irbadaha ama qodxaha.
m.dh
Wadaag: