Qeexid
"ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo."
Qeexid Xigta
ld kebbin.
"ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo."
ld kebbin.
Wadaag:
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax la kabbisay ahaansho (dhisme iwm). ld kabbisan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg kebbisan. ld kabbis naan, kabbisnaansho, kebbisnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dhar lagu xarragoodo.
Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m.l
Wadaag: