Qeexid
"ld kadi."
[-iyay, -isay]
kedi2 yay
kedi2 say
f.mg2"ld kadi."
Wadaag:
Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.
m.l
Wadaag:
Fal u dhaca si lama filaan ah.
Barnaamaj aqooneed oo lagu tartamo.
ld kadin2.
m.l
Wadaag:
Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan.
(fk) Si kedis ah; islamarkiiba.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m.dh
Wadaag: