Qeexid
"Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid."
Qeexid Xigta
Cid wax u dhiibid.
[-nay, -ntay]
keen2 ay
keen2 tay
f.g1"Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid."
Cid wax u dhiibid.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Wax meel durugsan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Aan aadno gurigeenna”. ld keen3.
dk.lh.l
Wadaag:
(kuweenna, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”.
mu.lh.l
Wadaag:
kuwee, w Magacuyaal weyddiimeed oo lab oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “ Waa kee midka aaday xafiiska?.”
mu.we.l
Wadaag:
Dibkabe weyddiimeed oo lab, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Wiilkee baa kula hadlay?”.
dk.we.l
Wadaag:
(-bab, m.l) Bir yar oo qaroofsan oo kolka farta dib loogu soo jiido, qarxiyaha ka wareegta, oo xabbaddu dhacdo; riishad.
m.l
Wadaag:
(f.lg) Qof wax hor dhigid.
(f.g.) Ka h.: laba qof is tusid.
(f.g) Iska h.: dad isku dirid.
f.g
-nay, -ntay
Wadaag:
Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ka n.: arrin ka guul gaarid. ld libkeen2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: