Qeexid
"Awr keeno gelin."
[-neeyay, -naysay]
keene eeyay
keene aysay
f.g2"Awr keeno gelin."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado.
m.dh
Wadaag:
Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
Cid wax u dhiibid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Wax meel durugsan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni. beenguur1 m.l Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm). beenguur2 f.g1 (-ray, -rtay) God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Aan aadno gurigeenna”. ld keen3.
dk.lh.l
Wadaag:
(kuweenna, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”.
mu.lh.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo badinaysa sii deynta calyada ee neefmareennada taaso sahleysa qufaca. Waxaana lagu daraa dawooyinka qufaca; waxayna ka falgashaa kordhinta sii deynta dhuumaha neefta, wayna jilcisaa xaakada.
m.l
Wadaag:
kuwee, w Magacuyaal weyddiimeed oo lab oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “ Waa kee midka aaday xafiiska?.”
mu.we.l
Wadaag:
Dibkabe weyddiimeed oo lab, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Wiilkee baa kula hadlay?”.
dk.we.l
Wadaag:
(-bab, m.l) Bir yar oo qaroofsan oo kolka farta dib loogu soo jiido, qarxiyaha ka wareegta, oo xabbaddu dhacdo; riishad.
m.l
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”.
mu.ti.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.l
Wadaag: