Qeexid

"(-ooyin, m.l) Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keeno oo kali ah:
  • Wax Puntland lagu sameyn karo ma aha in dibadda laga keeno.
  • Dowlada Mareykanka oo ku celisay in ay Gacan ka geysaneyso Ciidamo dheeraad ah oo la keeno Soomaaliya.