Qeexid
"Wax meel durugsan ka qaadasho."
[-saday, -satay]
keens aday
keens atay
f.g3"Wax meel durugsan ka qaadasho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
Cid wax u dhiibid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho.
Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Aan aadno gurigeenna”. ld keen3.
dk.lh.l
Wadaag:
(kuweenna, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”.
mu.lh.l
Wadaag:
Wax labeen ka qaadasho.
Labeen marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: