Qeexid

"(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keer oo kali ah:
  • Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse), oo ka mid ah siyaasiyiinta garabka ka maqnaa shirkaas ee ururka SAHAN, ayaa isna war-saxaafadeed uu soo saaray shirkaa kahor kaga digay qabsoomidda shirkaas.
  • Maxamed Xaashi Cilmi, kooxda ka soo horjeedana Xubnaha ugu cad-cad waxaa ka mid ah, Muuse Biixi Cabdi, Maxamed Cabdi Iskeerse, Abiib Diiriye iyo qaar kale.